Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ku Dhawaad 300 oo Ruux oo lagu Qabqatay Nairobi


Ku Dhawaad 300 oo Ruux oo lagu Qabqatay Nairobi
Ku Dhawaad 300 oo Ruux oo lagu Qabqatay Nairobi

Arrimo la xiriira qaraxyadii shalay, ayaa dad Soomaali iyo Ethiopian iskugu jira loo qabqabtay, iyadoo aan wali cidna la eedeyn

Militeriga iyo booliiska Kenya ayaa howgallo raaf ah xalay ka fuliyey xaafadda ay Soomaalidu magaalada Nairobi ka deggan tahay ee Sleigh. Dad kor u dhaafaya 300 oo ruux oo iskugu jira Soomaali, Ethiopian, iyo Soomaalida Kenya ayaa la qafaalay. Illaa iyo hadda cidna laguma eedeynin qaraxyadii dhacay maalintii shalay ahayd.

Warka oo dhamestiran qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG