Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kenya: Xiisad ka Dhan ah ICC oo isa soo Tareysa


Kenya: Xiisad ka Dhan ah ICC oo isa soo Tareysa
Kenya: Xiisad ka Dhan ah ICC oo isa soo Tareysa

Bannaanbaxyo lagu diiday yahay eedeynta Maxkamadda dagaalka ee ICC ayaa maanta ka dhacay deegaano ka tirsan dalka Kenya.

Waxaa dalka Kenya isa soo taraya xiisadaha ka dhashay shakhsiyaad Kenyan ah oo ay maxkamadda ICC magacowday, kuwaasoo ay sheegtay inay ku lug lahaayeen abaabulka rabshadihii ka dambeeyay doorashooyinkii dalkaasi ka dhacay.

Isu soo baxyo lagu diidan yahay go’aanka maxkamadda ICC ayaa ka dhacay deegaaanada ay ka soo jeedaan siyaasiyiinta Kenyan-ka ah ee la eedeeyay.

Sidoo kale waxaa magaalada Nairobi lagu qabtay shirar jaraa’id oo lagu muujiyay sida looga biyo diidan yahay eedeeynta maxkamadda ICC ay u jeedisay siyaasiyiinta Kenyaatiga ah.

XS
SM
MD
LG