Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kalfadhiga Baarlamanka Puntland oo Dib u Furmay


Cabdi Weli Gaas
Cabdi Weli Gaas

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo Arbaco ah si rasmi ah u furay kalfadhiggii 37-aad ee Golaha Wakiilada Puntland ay isugu yimaadaan.

Kalfadhigan oo ah kii lixaad ee baarlamanka Afaraad ee Puntland ayaa madaxweyne Cabdiwali waxa uu ka jeediyay khudbad dheer oo uu kaga hadlay wixii u qabsoomay maamulkiisa tan iyo kal fadhigii hore ee baarlamanka Bishii October ee sanadkii 2015-kii.

Wariyeheenna Nuux Muuse Birjeeb ayaa warbixitan Garoowe nooga soo diray.

Kalfadhiga Baarlamanka Puntland oo Furmay
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:34 0:00


XS
SM
MD
LG