Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ibbi oo Beeniyey Eedeynta Guddiga Kormeerka


Cabdirahman Ibbi
Cabdirahman Ibbi

Ra'iisul wasaare ku xigeenka DKMG ah, ahna wasiirka kalluumeysiga & kheyraadka badda, Prof. C/raxman Adan Ibbi, ayaa si kulul u beeniyey eedeynta Qaramada Midoobay, isagoo ku sifeeyey inay tahay "riwaayad la jilay."

Ra'iisul wasaare ku xigeenka DKMG ah, ahna wasiirka kalluumeysiga & kheyraadka badda, Prof. C/raxman Adan Ibbi, ayaa si kulul u beeniyey eedeynta Qaramada Midoobay, isagoo ku sifeeyey inay tahay "riwaayad la jilay.

Ra'iisul wasaare ku xigeenka ayaa noqonaya masuulkii ugu dambeeyey ee ka tirsan DKMG ah, oo si kulul u beeniya eedeynta Qaramada Midoobay, ee aheyd in isaga iyo wasiirro kale ay ka ganacsadaan Visooyin ay ku soo qaadeen magaca dowladda.

Dhanka kale, madaxweyne Sharif Sh. Axmed, oo isaguna ka hadlay arrintan, ayaa isna ku sifeeyey in warbixintu ay tahay "hadallada fadhi ku dirirka," isagoo sheegay inay tahay mid nasiib darro ah.

Sidaas oo ay tahay, madaxweynaha ayaa sheegay in dowladdiisu ay guddi u saartay warbixinta, guddigaas oo soo baara.

XS
SM
MD
LG