Ayada oo howl-gallo milatari oo ka dhan ah dagaalyahanada kooxda Boko Xaram ay ka socdaan xuduuda dalalka Nigeria iyo Niger, ayaa xero ku taalla magaalada Difer ee dalka Niger, waxaa lagu hayaa dagaalyahano hore oo isa soo dhiibay oo iminka la dhaqan celinayo.