Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Hambalyada: M. Saleebaan (Tubeec) & Axmadey Abubakar


Hambalyada: M. Saleebaan (Tubeec) & Axmadey Abubakar
Hambalyada: M. Saleebaan (Tubeec) & Axmadey Abubakar

Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee maanta waxa marti inoogu ah fanaaniinta Maxamed Saleebaan Tubeec, Axmedeey Abubakar iyo kuwa kale

Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee maanta waxa marti inoogu ah fanaaniinta Maxamed Saleebaan Tubeec, Axmedeey Abubakar iyo kuwa kale.

Barnaamijka waxa kale oo marti ku ah Jaamac Saleebaan (Tubeec) oo Maxamed Saleebaan Tubeec ay walaalo yihiin, ahaana ninkii Maxamed Saleebaan fanka soo galiyey.

Barnaamijka oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG