Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Hambalyada iyo Heesaha


Waa Barnaamijkii Hamblayada iyo Heesaha oo aad todobaad walba kala socotaan Idaacadda VOA, iyo bogga www.somalivoa.com

Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha todobaadkan waxaad ku maqlaysaan dhambaalada Hambalyada iyo salaamaha ah ee aad noo soo dirtaan .

Fadlan hadii aad doonaysid inaad barnaamijkan warqado u soo dirsatid ku soo hagaaji:somali@voanews.com.

Midigta sare ee boggan ka dhagayso barnaamijka oo dhamaystiran.

XS
SM
MD
LG