Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha waxaad ku maqashaan warqaddaha tahniyada iyo salaamaha iyo heeso macaan.
Caasho Cuud iyo Ibraahim Daanduray ayaa soo jeedinaya barnaamijkan, haddii aad doonaysid inaad warqado u soo dirto barnaamijkan, fadlan ku soo hagaajiya emailkeena oo ah; somali@voanews.com