Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Godey: Dad Wabiga Agtiisa la Dejinayo


Godey: Dad Wabiga Agtiisa la Dejinayo
Godey: Dad Wabiga Agtiisa la Dejinayo

Dadka Soomaalida ah ee deggan Gobolka Godey ayaa tiro badan oo ka mid ah Wabiga la ag dejiyey, dhulkaas oo beero-qodashada ku fiican

Dawlad Deegaanka Soomaalida ee Ethiopia ayaa wada mashruuc cusub oo dib loogu dejinayo dad reer miyi ah oo deggan Gobolka Godey. Mashruucan ayaa dadka la dejin doono dhul beereedka wabiga hareerihiisa ah, iyadoo looga gol leeyahay in wax-soosaarka beeruhu uu kor u kaco, dadka dib-udejinta loo sameynayaana ay saboolnimda ka baxaan.

Wasiirka Beeraha ee Ismaamulka ayaa sharxaya sida Mashruucu u socdo.

Wareysiga oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG