Dadka Indhaha naafada ka ah ayaa maanta magaalada Garoowe ku sameeyey urur ay ku mideysan yihiin uguna magac dareen ILEYS. Doorasha dhexdooda ah ayaa xubnaha ururku ay madax ugu doorteen Cabdikariim Daahir Maxamed.
Madaxa oo ka xafladii furitaanka ka sheegay in ujeedada ururkani uu yahay isku xirka dadka indhaha la' iyo bulshada inteeda kale, isla markaana kor loogu qaadayo aqoonta dadka indhaha naafada ka ah.
Warbixinta oo dhameystiran, hoosta ka dhageyso