Maamulka Galmudug ayaa sheegay in laga yaabo inay ka haraan shirka Roadmap-ka ee Garoowe, iyaga oo ka cabanaya siyaasadaha Puntland.
Maamulka ayaa sheegay in hadallo dagaal ku baaqaya oo kasoo baxaya maamulka Puntland ay yihiin waxyaabaha welwelka ka galinaya tegidda magaalada Garoowe.
Wareysiga oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.