Isku xirrada

War Deg-Deg ah

IOWA: Faaqidaadda Doorashada Barito


IOWA: Faaqidaadda Doorashada Barito
IOWA: Faaqidaadda Doorashada Barito

Talaadada barri ah waxa loo ballansan yahay doorashada xisbiga Jamhuurigu ay kusoo dooranayaan murashixhii la tartami lahaa Barack Obama

Talaadada barri ah waxa loo ballansan yahay doorashada xisbiga Jamhuurigu ay kusoo dooranayaan murashixhii la tartami lahaa Barack Obama doorashada madaxtinimo ee bisha November, sanadkan 2012ka.

Cabdiraxmaan Yabarow oo VOAda ka tirsan ayaa falanqeynaya kala-horeynta iyo fursadaha uu musharax kastaa leeyahay inuu gobolka Iowa guul ka gaaro.

Falanqeynta oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG