Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faarax: Colaadda Sool/Sanaag Nabad Halagu Xaliyo


Faarax: Colaadda Sool/Sanaag Nabad Halagu Xaliyo
Faarax: Colaadda Sool/Sanaag Nabad Halagu Xaliyo

G/kuixgeenka Baarlamaanka Kenya Faarax Macalin ayaa ka dagay Hargeya, wuxuuna ku baaqay in nabad lagu xalliyo xiisadda Sool iyo Sanaag.

Faarax ayaa sheegay inuusan aaminsanayn in dadka Soomaali isku gacan qaadaan meel kasta oo ay joogaan, wuxuuna sheegay in la joogo wakhtigii xal lagu dhameyn lahaa wixii dhibaato ee jira.

G/kuxigeenka oo safarkiisa maanta uu ka bilowday Hargeysa ayaa Somaliland ugu baaqay in arrimaha taagan lagu xaliyo daganaan iyo xasilooni.

XS
SM
MD
LG