Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Ammniga Muqdisho.


Ciidamadda Amniga Muqdisho
Ciidamadda Amniga Muqdisho
Barnaamijka Faaqidaadda todobaadku wuxuu ku saabsan yahay Ammniga magaalada Muqdisho oo waayahan Qaraxyo ku soo cusboonaadeen.

Waxa barnaamijka ka qayb qaadanaya, Col Cabdilaahi Aden Xuseen Cirro, Maxamuud Maxamed Macalim Koronto, iyo Dr, Cabdinuur Sh. Maxamed.

Hoos ka dhegayso Barnaamijka oo dhamaystiran.


please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:36:58 0:00
XS
SM
MD
LG