Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Wadatashiyada Soomaaliya


Faaqidaadda: Wadatashiyada Soomaaliya
Faaqidaadda: Wadatashiyada Soomaaliya

Barnaamijka todobaadkan wuxuu ku saabsan yahay waxa lagu macaneyn karo wadatashiyada Soomaaliya la xiriira ee haatan socda.

Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadka waxa uu ku saabsan yahay waxa lagu macneyn karo wadatashiyada ku saabsan Soomaaliya ee haatan socda, ee ku saabsan waxa laga yeeli doono marka ay dhammaato muddada KMG ahee dowladda hadda jirta.

Xasan Sheekh Maxamuud Imaaraadka hormuudkii hore ee machadka SIMAD ee magaalada Muqdisho oo haatan ku sugan dalka Imaaraadka Carabta, Prof. Cabdullaahi Cali Cismaan oo ah climi baare macalim ka ah jaamacadda Darasalem ee dalka Tanzania iyo Cabdulqaadir Maxamuud Walaayo oo ahaa afhayeenkii hore ee xukuumaddii Ra'iisal wasaare Cumar Cabdirashiid, haatan wuxuu ku sugan yahay dalka Sweden.

Barnaamijkan waxaa inoo soo diyaariyay Cabdicasiis Xuseen Cismaan.

XS
SM
MD
LG