Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda Todobaadka: Warbixin Baaritaan


Faaqidaadda Todobaadka: Warbixin Baaritaan
Faaqidaadda Todobaadka: Warbixin Baaritaan

Waxaa soo baxaya Su'aalo layska weydiinayo sababta loo kala diray maxkamaddii sare ee ciidamada Qalabka Sida.

Bishii August 16-keedii ee sanadkan madaxweynaha dowladda KMG ah ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed wuxuu kala diray maxkmadii sare ee ciidamada qalabka sida, garsoorkeedii iyo weliba xeer ilaalintii maxkamadaasi. Waxaa xilka laga qaaday guddoomiyihii maxkamaddaasi Xaaji Cali Xasan.

Waxaa maxkamadaasi bedelkeed la dhisay maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada.

Kala dirista maxkamaddii hore ee ciidamada ayaa layska weydiiyay su’aalo sababta ka dambeysay kala diristeeda. Haddaba VOA-da ayaa u dhaba gashay arrintaasi oo baaritaan ku sameysay.

Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadkan amuurtaasi ayuu ku saabsan yahay.

XS
SM
MD
LG