Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Shirkii London ee Somalia & Somaliland


Wasiirka Waxbarashada DKMG ah ee Somalia Dr. axmed Cumar Ibrahim iyo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ee Somaliland Feysal Cali Waraabe, oo labadaba ka qeybgalay wadahadaladaasi

Waxaa kaloo ka qeybgalaya Aqoonyahanada kala ah Bashiir Sheikh Cumar Good oo ku Sugan Washington iyo Feysal Cabdi Roble oo isna ku sugan Gobolka Clifornia ee dalkan Mareykanka.

Barnaamijka oo maqal ah halkan hoose ee qoraalkan ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG