Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Shirka Salaadiinta Somalida

Barn: todobaadkan waxaan ku eegeynaa shirka salaadiinta beelaha ee ka socday Muqdisho oo qaar ka mid ah odayaasha ay qaadaceen. Dhawaana waxaa shirka isaga baxay salaadiinta Puntland. Waa qodobka Faaqidaadda todobaadka.

Waxaa ka qeybgalaya qaar ka mid ah salaadiinta.

Barnaamijka oo maqal ah halka hoose ee qoraalka ka dhageyso.

This item is part of
XS
SM
MD
LG