Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Muranka Ka Taagan Dastuurka


Waxaa soo kordhaya muranka ka taagan dastuurka Qabya Qoraalka ay Somalia yeelan doonto . waana arintaa mowduuca ay faaqidaaddeena todobaaka ku saabsantahay.

Waxaa igala qeyb galaya Fatima Aawow Maxamud oo ka mid ah dadka arimaha somaliya u dhaq dhaqaaqa, waxey ku suggantahay Canada.

Waxaa kaloo ka qeybgalaya Maxamud Culusow oo ah aqoonyahan Somaliyeed oo ku suggan Gobolka Mishigan ee dalkan Mareykanka. Wasiiru dowlaha dastuurka Xassan Maxamed Jimcaale oo Muqdisho ku sugan iyo Prof: Cabdiwaxid Sheikh Cusman Qalinle oo ku suggan Gobolka Minnesota.

Banaamijka oo maqal ah halka hoose ee Qoraalkeena ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG