Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Ciidamada Midowga Africa


Faaqidaadda: Ciidamada Midowga Africa
Faaqidaadda: Ciidamada Midowga Africa

Barnaamijka Faaqidaadda ee Toddobaadkan wuxuu ku saabsan yahay ciidamada dheeraadka ah ee ka socda AU ee loo dirayo Somalia.

Barnaamijka Faaqidaadda ee Toddobaadkan wuxuu ku saabsan yahay ciidamada dheeraadka ah ee ka socda Midowga Africa ee loo dirayo Somalia. Qodobada laga doodayo barnaamijka waxaa ka mid ah;

Ciidamo dheeraaad ah maxay ka baddali karaan xaaladda amniga Muqdisho? Ma noqon karaan ciidamo lagu tilmaami karo nabad-ilaaliyaal? Mise waxay kaliya difaaci doonaan dowladda KMG?

Suaallahaasi waxaa ka doodaya Prof Xuseen Warsame oo macalin ka ah Jaamacadda Calgary ee Canada,

Prof. Maxamuud Guure oo ah aqoonyahan, madaxna u ah ururka Somali Concern Group ee UK, iyo

General Axmed Maxuud Muuse oo sugan Muqdisho.

XS
SM
MD
LG