Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaada Todobaadka iyo Xallinta Khilaafaadka


Barnaamijka todobaadkan waxaa lagu eegaya hannaankii dhaqanka ee Xallinta khilaafaadka iyo habka casriga ah ee arrintaasi la xidhiidha.

Faaqidaada Todobaadkan ayaa diiradda lagu saarayaa siyaabaha ay ku kala duwanaan karaan qaabka soomaalidu dhaqan ahaan u xalin jirtay khilaafaadka iyo nidaamka casriga ah ee loo xalliyo khilaafaadka.

waxaana ka qayb qaadanaya:

Boobe Yuusuf Ducaale, Isku-duwaha Akaadimyada Nabadda ee Hargeysa

Maxamed Cabdikariim, Agaasimaha Macahdka Xallinta Khilaafaadka ee Hargeysa

Abwaan Muuse Cali Faruur oo ka mid ah odayaasha dhaqanka iyo suugaanta Soomaaliyeed ku xeeldheer.

XS
SM
MD
LG