Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaada iyo Qaraxii Muqdisho


Faaqidaada iyo Qaraxii Muqdisho
Faaqidaada iyo Qaraxii Muqdisho

Barnaamijka todobaadkan waxaa uu falanqaynayaa Qaraxii ismiidaaminta ahaa ee Salaasadii la soo dhaafay ka dhacay Muqdisho.

Qaar ka mid ah Culumada Somaalida ugu magaca weeyn oo meelo kala Duwan oo Soomaaliya Gudaheeda iyo dibadeedaba ku kala sugan ayaa ku tilmaamay Weerarada ismiidaaminta iyo gaaleeysiinta Kooxda Al-shabab ineey tahay mid qalad ah oo aan diinta meelna ka soo galin.

Waxaa kalooy sheegeen in kooxdu ay ku dabaalaneeyso dhiiga dad Muslimiin ah. awood diimeedna aysan u laheyn ineey fadwooyin ku culus diinta Islamka ay soo saaraan

Hadaba Culmadan oo kala ah Sheikh Maxamed Axmed Garyare oo ku sugan magaalada Toronto ee Canada. Sheikh Maxamed Xaaji Yuusuf oo ku sugan Dowxa Qadar, iyo Shiekh Bashiir Axmed Salad, Gudomiyaha Hay’adda Culumada Soomaaliyeed iyo Sheikh Abdiraxman Maxamuud Farax Janaqow oo Wasiirka Cadaaladda ka soo noqday DKMG ah ayaa barnaamijkeena Faaqidaadda todobaadkan arrimahaasi ku falanqeeynaya.

Barnaamijka oo dhamaystiran halkan hoose ka dhageeyso .



XS
SM
MD
LG