Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Duqeyn loo Geystay Degmada Jilib


Duqeyn loo Geystay Degmada Jilib
Duqeyn loo Geystay Degmada Jilib

Ugu yaraan 5 qof oo 4 caruur isku qoys ah tahay ayaa ku dhintay duqeyn maanta ka dhacday degmada Jilib ee gobolka Jubadda Dhexe

Ugu yaraan 5 qof oo 4 caruur isku qoys ah tahay ayaa ku dhintay duqeyn maanta ka dhacday degmada Jilib ee gobolka Jubadda Dhexe.

Weerarkan ayaa waxa sidoo kale ku dhaawacmay 3 qof.

Warbixin arrintaas la xiriirta qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG