Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dumar Kacabanaya Hagardaamooyinka Ragga


Dumar Kacabanaya Hagardaamooyinka Ragga

Dumarka ku nool xeryaha barakacayaasha ee Boosaaso ayaa ka cabanaya in raggooda ayna kaalmo ka helin, hagardaamana kala kulmaan

Qaar ka tirsan haweenka ku nool xeryaha dadka barakacayaasha ee Maamul-goboleedka Puntland ayaa ka cabanaya dhibaatooyin ay ragoodu kula kacaan oo ay ka mid yihiin gacan ka hadal joogto ah.

Magaalada Boosaaso waxay ka mid tahay deegaamada ay dadka Soomaaliyeed sida aadka ah ugu soo barakaceen, waxaana ku yaal tiro kaamam ah oo ay ku nool yihiin dadkaasi.

Warbixinta oo dhamesytiran hoosta ka dhageyso

XS
SM
MD
LG