Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Doonni lagu Xanibay Dekedda Muqdisho


Doonni lagu Xanibay Dekedda Muqdisho
Doonni lagu Xanibay Dekedda Muqdisho

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga ee Somalia, Cabdishakuur Sheekh Xasan ayaa sheegay in doonida oo dhuxul wadday ay sharciga jabisay

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga ee DKMG ah, Cabdishakuur Sheekh Xasan ayaa sheegay in hore loo mamnuucay dhoofinta dhuxusha, doonida hadda la xayirayna uu dhuxul siday.

Wareysiga oo dhameystiran hoosta ka dhageyso

XS
SM
MD
LG