Halkan ka daawo qaar ka mid ah sawiarrada shirweynaha xisbiga Diqmiraadiga ee magaalada Philadelphia iyo sawirro muujinaya waraysiyo ay qaadday idaacadda VOA.
Sawirrada Shirweynaha DNC

1
Suuqa weyn ee cuntada ee Philadelphia

2
Haaruun Macruuf oo waraysanaya Keith Ellison

3
Haaruun Macruuf oo u diyaargaroobaya waraysiga xildhibaan Keith Ellison

4
Musharrixii hore ee xisbiga Diqmoraadiga 1988-kii Michael Dukakis oo waraysi siinaya VOA