Isku xirrada

War Deg-Deg ah

DKMG oo u Digtay Maleeshiyo Beeleedyada


DKMG oo u Digtay Maleeshiyo Beeleedyada
DKMG oo u Digtay Maleeshiyo Beeleedyada

Dowladda KMG ah ee Somaliya ayaa sheegtay in ay xaalad deg deg ah ku soo rogtay meelo ka mid ah Magaalada muqdisho, gaar ahaan goobihii ay dhawaan baneeyeen kooxda Alshabab

Dowladda KMG ah ee Somaliya ayaa sheegtay in ay xaalad deg deg ah ku soo rogtay meelo ka mid ah Magaalada Muqdisho, gaar ahaan goobihii ay dhawaan baneeyeen kooxda Alshabab.

Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha DKMG Shariif Sheekh Axmed ayaa lagu sheegay in muddo sadex bilood ah la geliyay Xaalad Deg deg ah goobaha ay Al-Shabab ka baneeysay Magaalada iyo xeryaha dadka ka soo bara kacay abaaraha

Wareeysi arintaasi ku Saabsan ayey VOAda la yeelatay Wasiirka Warfaafinta Boostada iyo Isgaarsiinta Cabdulqaadir Xuseen Maxamed (Jaahweyn)


XS
SM
MD
LG