Isku xirrada

War Deg-Deg ah

DKMG: Lacag Cusub Baan Keeneynaa


DKMG ah ee Somalia ayaa xaqiijisay in dhawaan lacag cusub oo shilling Somali ah ay soo gaari doonto dalkaasi, hadalkan ayaa ka dambeeyay markii Shalay Wasiirka maaliyadda ee Maamul Goboleedka Puntland Faarax Cali Shire oo u waramayay idaacadda VOAda uu sheegay in lacago cusub dhowaan la geyn doono Puntland.

Lacagtan cusub ayaa isugu jirta 1,000 Sh.s, 2,000 Sh.s, 5,000 Sh.s, 10,000 Sh.s, 20,000 Sh.s, 50,000 Sh.so.

Wasiir ku xigeenka wasaaradda Maaliyadda ee DKMG ahCali Dirir Faarax ayaa VOAda uga waramay.

halkan hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG