Isku xirrada

War Deg-Deg ah

DKMG iyo Shabaab oo Dagaallada ka Hadlay


DKMG iyo Shabaab oo Dagaallada ka Hadlay
DKMG iyo Shabaab oo Dagaallada ka Hadlay

Raisal-wasaaraha DKMG Cabdiweli Maxamed Cali ayaa sheegay in dagaalladii ka dhacay degmada Deyniile ee Muqdisho ay yihiin kuwo kooxda Al-Shabaab looga xorreynayo Muqdisho

Dhanka kalena Axmed Godane oo ah hoggaamiyaha kooxda Al-Shabaab ayaa fariin cod ah oo uu soo diray uga hadlay dagaallada Muqdisho, isagoo sheegay in kooxdiisu ay guullo ka gaartay dagaallada isla markaana ay dishay askar ka tirsan ciidamada AMISOM.

XS
SM
MD
LG