Isku xirrada

War Deg-Deg ah

DKMG iyo Raskamboni oo Beeniyey Joogista Ciidamada Kenya


DKMG iyo Raskamboni oo Beeniyey Joogista Ciidamada Kenya
DKMG iyo Raskamboni oo Beeniyey Joogista Ciidamada Kenya

Afhayeenka DKMG iyo ka Ururka Raskamboni ayaa labaduba beeniyey in ciidamada Kenya ay xuduudda Somalia kasoo tallaabeen.

Afhayeenka DKMG iyo ka Ururka Raskamboni ayaa labaduba beeniyey in ciidamada Kenya ay xuduudda Somalia kasoo tallaabeen.

Afhayeenka DKMG ee Somalia Ing. Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) ayaa sheegay in dawladda Somalia ay dalka Kenya ka heshay tababar ay ciidankooda hore ugu fidisay, haatana ay ka helayaan tas-hiilaad ay ka helayaan dhinaca Kenya Hase yeeshee, waxa uu gabi ahaanba diiday in ciidanka Kenya ay Somalia soo galeen.

Wareysiyo arrintaas la xariira qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG