Isku xirrada

War Deg-Deg ah

DKMG: Dagaalkayagu Baardheere ayuu ku Socdaa


Afhayeenka ciidanka DKMG ee Somalia ee gobolka Gedo ka hawlgala ayaa sheegay inay ciidankooda iyo kuwa Kenya ay ku socdaan Baardheere

Afhayeenka ciidanka DKMG ee Somalia ee gobolka Gedo ka hawlgala ayaa sheegay inay ciidankooda iyo kuwa Kenya ay ku socdaa Baardheere.

Afhayeenka ayaa sheegay in xili dhow ay deegaamada Gedo iyo gobolada ku dhow ka qabsan doonaan kuwa iyaga kasoo horjeeda ee Alshabab.

Wareysi arrintaas la xiriira qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG