Dowladda Djibouti ayaa isbedelo ku sameeyay shaqaalaha wasaaradaha Maaliyadda, dhaqaalaha iyo miisaaniyadda iyadoo sheegtay in talaabadaasi ay qeeyb ka tahay dagaal ku wajahan Musuq maasuqa iyo xil gudasho la’aanta
Faahfaahinta warbixintan oo uu Magaalada Djibouti inooga soo diray Wariyeheena Djibouti Ramadan Muuse halkan hoose ka dhageeyso