Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Diyaarado Weeraray Degmada Jilib


Diyaarado Weeraray Degmada Jilib

Labo diyaaradood ee nooca miigga ah ayaa weeraray degmada Jilib ee Jubadda Dhexe, iyada oo la sheegay dhimashada ugu yaraan 3 ruux.

Labo diyaaradood ee nooca miigga ah ayaa weeraray degmada Jilib ee Jubadda Dhexe, iyada oo la sheegay dhimashada ugu yaraan 3 ruux.

Diyaaradaha weerarka geystay lama garanayo dalka laga leeyahay.

Wareysi arrintaas la xiriira qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG