Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhadhaab: Nolosha Barakacayaasha Abaaraha


Dhadhaab: Nolosha Barakacayaasha Abaaraha
Dhadhaab: Nolosha Barakacayaasha Abaaraha

Dad badan oo ku barakacay abaaraha ku dhuftay Soomaaliya ayaa weli ku qul qulaya xeryaha qaxootiga ee dalka Kenya.

Dad badan oo ku barakacay abaaraha ku dhuftay Soomaaliya ayaa weli ku qulqulaya xeryaha qaxootiga ee ku yaalla Dhadhaab ee dalka Kenya.

Qaxootiga cusub ee gaaray xeryahaasi ayaa si naflacaarinimo ah u raadinaya wax ay cunaan iyo wax ay cabbaan.

Wariyaha VOA-da ee gobolkaasi ayaa soo sheegaya in gargaarka ugu horreeya ee dadkaasu ay helaan uu ka yimaado Soomaalida.

XS
SM
MD
LG