Jaaliyadda Soomaalida ee dalka Koonfurta Afrika ayaa dhar ay ku ciidaan caruurta ku jirta xerada Dhadhaab ee Kenya maanta ka qeybiyey.
Warbixin arrintaas ku saabsan qeybta hoose ka dhageyso.