Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhaawacyada dad Soomaali ah oo la Geeyay Turkiga


Dhaawacyada dad Soomaali ah oo la Geeyay Turkiga
Dhaawacyada dad Soomaali ah oo la Geeyay Turkiga

Sideedii bishan ayaa qarax loo adeegsaday gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay, lagu weeraray goob lagu shaaho oo ku taala magaalada muqdisho.

Qaraxaasi waxaa ku dhintay dhowr iyo toban qof 20 in kabadanna wey ku dhaawacmeen.

Ilaa iyo 16 qof oo ka mid ah dadkii dhaawacyada culus ay ka soo gaareen qaraxaasi ayaa shalay la geeyay dalka Turkiga si loogu soo daweeyo.

Wareysi aan la yeelanay Xoghayaha 2aad ee Safaaradda Somalida ee dalka Turkiga Abdulkadir Mohamed Nur (JAMAC) halkan hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG