Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dagaalo Mar Kale Ka Dhacay Gobolka Gedo


Dagaalo cusub ayaa lagu soo waramayaa in shalay ay ku dhex mareen ciidamada DKMG ah oo ay wehliyaan kuwa Kenya iyo Maleeshiyaadka kooxda Alshabab, deegaano ka mid ah gobolka Gedo.

Dagaalkaasi ayaan ka wareysanay Afhayeenka Ciidamada Dowladda ee Gedo Col: Warfaa Sheekh Aden.

Warysigaasi halkan hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG