Ururka Alshabab ayaa dagaal ku qaaday ciidamada DKMG ah iyo kuwa AMISOM ee jooga xaafado ku yaalla dhinaca woqooyi ee magaalada Muqdisho. Xaafadaha ay dagaaladu ka dhaceen waxa ka mid ah Dayniile iyo degmada Yaaqshiid
Wareysiyo arrintan ku saabsan qeybta hoose ka dhageyso.