Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dagaal ka Dhacay Garbahaarey


Боевики группировки «Шабаб»
Боевики группировки «Шабаб»

Maleeshiyada Alshabab ayaa madaafiic ku garaacay Garbahaarey, ka dibna waxa bilowday dagaal dhex maray Alshabab iyo ciidamada Somalia

Maleeshiyada Alshabab ayaa madaafiic ku garaacay Garbahaarey, ka dibna waxa bilowday dagaal dhex maray Alshabab iyo ciidamada DKMG ee Somalia oo iyagu horey ugu sugnaa magaalada Garbahaarey ee gobolka Gedo. Wali ma cadda khasaaraha rasmiga oo ka dhashay dagaalkii maanta ka dhacey magaalada Garbahaarey.

Warka oo dhan qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG