Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dagaal ka Dhacay Ceelasha Biyaha


Dagaal xooggan oo u dhaxeeya cidiamada dowladda iyo kuwa ururka Al-Shabaab ayaa maanta ka dhacay deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdisho.

Dagaalkan ayaa qarxay kaddib markii maleeshiyada ururka al-Shabab ay weerar gaadmo ah ku qaadeen baabuur ay leeyihiin ciidamada dowladda oo sahay u waday ciidankooda ku sugan Afgooye.

Dagaalka ayaa waxaa ku dhintay askar ka tirsan ciidamada oo uu ku jiro taliyihii ciidamada dowladda ee Deegaanka Ceelasha biyaha sida uu VOA u xaqiijiyay C/qaadir Max’ed Nuur Guddoomiyaha G/Shabeellaha Hoose.

XS
SM
MD
LG