Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dagaalo ka Dhacay Agagaarka Laascaanood iyo Buuhoodle


Dagaalkan oo ay iskaga horyimaaddeen ciidamada Somaliland iyo kuwa maamulka Khaatumo ayaa midba midka kale ku eedeeyey weerarka

Dagaalkan oo ay iskaga horyimaaddeen ciidamada Somaliland iyo kuwa maamulka Khaatumo ayaa midba midka kale ku eedeeyey mas'uuliyadda weerarka.

Labada dhinac ayaa mid walbaa sheegayaa in khasaare u geystay dhinaca ka soo horjeeda.

Wareysiyo ay Idaacadda VOA labada dhinac la yeelatay, qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG