Dalka Britain waxaa kusoo badanaya dadka qaba dhibaatooyinka caafimaadka maskaxda
Kororkan ayaa waxaa loo aaneeyay sababo kala duwan, oo ay ka mid yihiin maciishadda iyo nolol maalmeedka oo dad badan ku adkaaday, qabowga, iyo hoy la’aanta.
Wariyaha VOA-da ee qaaradda Yurub Cabdixaafid Cawil Ismaaciil ayaa arrintan ka wareystay Dr Cabdirashiid Takar oo ah dhakhtar Soomaaliyeed oo ku takhasusay xanuunada dhimirka.
Madal