Beledweyne —
Ku dhowaad shan kun oo bukaan ah ayaa ka faa’iideystay adeeg caafimaad oo bilaash ah, oo dhaqaatiirta gobalka Hiiraan ay u sameeyeen dadka magaalada Baledweyne uga cararay fatahaadda ee dagay duleedyada magaalada iyo degaanada u dhow.
Dr. Maxamed Cumar Maxamed (Dr. Muudaale) oo ka mid ah dhaqaatiirta sida mutadawacnimada ah ugu adeegay dadka Baledweyne ayaa wariyaha VOA ee Baledweyne Xuseen Xasan Dhaqane uga warmay adeegyada ay bixiyeen iyo sida ay dadka uga faa’iideysteen.
Madal