Muqdisho —
Dowladda Soomaaliya iyo howlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika (ATMIS) ayaa todobaadkii tagay wacad ku maray inay xoojinayaan howlgallada militari ee ka dhanka ah maleeshiyada ururka Al-Shabaab.
Hadalkan ayaa yimid kadib markii Qaramada Midoobay ay ku dhawaaqday in cunaqabateyntii hubka ee saarneyd Soomaaliya laga qaaday.
Dhinaca kalena ay Soomaaliya sheegtay inay guulo kale oo waaweyn oo taariikhi ah gaartay.
Maxamed Colaad Xassan ayaa diyaariyey warbixintan.
Madal