Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Culimada dowlad deegaanka oo la dagaalamaya fikradaha xagjirka ah


Ogaden region of Ethiopia
Ogaden region of Ethiopia

Fikradaha xagjirka ah ayaa ah kuwo saamayntooda laga dareemayo gobolka Geeska Afrika, gaar ahaan Soomaaliya. Sidoo kale waxaa xusid mudan in muddo haatan laga joogo hal sano, ay kooxda al-Shabaab weeraro ku qaadeen dawlad deegaanka Soomaalida.

Haddaba door noocee ah ayay culimada dawlad deegaanka Soomaalidu ka qaataan, wacyigelinta ka dhanka ah aragtiyahaas.

Qodobadaas iyo kuwo kale oo ay ka mid yihiin xidhiidhka ka dhexeeya culimada Soomaalida iyo qowmiyadaha kale ee Ethiopia, ayaa weriyaha VOA ee Jigjiga Maxamed Cabdiraxmaan Ugaas Gaataa wuxuu ka waraystay Sheekh Junaydi Xamse Yuusuf oo ah xoghayaha golaha arrimaha Islaamka ee dawlad deegaanka Soomaalida.

Culimada dowlad deegaanka oo la dagaalamaya fikradaha xagjirka ah
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:03 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG