Sawirro: Dad Isugu Soo Baxay Isbitaalka Mandela ku Jiro
Dadweyne badan ayaa isugu soo baxay banaanka Isbitaalka Wadnaha ee magaalada Pretoria oo uu ku Jiro hogaamiyihii la soo dagaalamay midab kala sooca dalka Koofur Afrika Nelson Mandela, iyagoo u rajeynaya inuu bogsoodo.