Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Taraafikada iyo Jidadka Muqdisho


Ciidamada Taraafikada wadooyinka ee DKMG ah ee Somalia ayaa wadooyinka Muqdisho ka bilaabay howlgalo isugu jira, dhowrista hanaanka marista wadooyinka iyo ganaaxidda darawaliinta sharciga jebiya ama aan heysan ruqsadda wadida gaadiidka.

Saraakiisha Taraafikada ayaa sheegay in howlgalkani uu qeyb ka yahay diyaargarowga loogu jiro, shirka ansixinta dastuurka ee dhawaan ka fumaya magaalada.

Warbixin ku saabsan arintaasi oo uu inoo soo diray wariyeheena Axmed Xassan Colaad halkan hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG