Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Caweyska Washington: Tigidhada Ciyaaraha Olombikada


Caweyska Washington: Tigidhada Ciyaaraha Olombikada
Caweyska Washington: Tigidhada Ciyaaraha Olombikada

Qodobo aad u xiiso badan ayaad ku maqli doontaan barnaamijka Caweyska Washington.

Qdobada Barnaamijka Caweyska Washington aad todobaadkan ku maqli doontaan waxaa ka mid ah, Xirfadlayaasha Soomaaliyeed ee Isboortiga ee dibadaha ku nool, iibinta tigidhada ciyaaraha Olombiga ee sanadka soo socda ka dhici doona dalka Britain iyo qeyb labaad oo wareysi aanu la yeelanay fannaanka Cabdifataax Axmed Tacabir.

Barnaaminkan waxaa magaalada London inoogu soo diyaariyay wariyaha VOA-da Cabdisalaam Ibraahim Hareri.

XS
SM
MD
LG