Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Caweyska Washington: Soomaalida iyo Canfarta


Caweyska Washington: Soomaalida iyo Canfarta
Caweyska Washington: Soomaalida iyo Canfarta

Qodobada barnaamijka waxaa ka mid ah, waxa ay ku kala duwan yihiin dadka Soomaalida ah iyo Canfarta, iyo wareysi Abwaan Ilko Jiir.

Barnaamijka Caweyska Washington qodobada todobaadkan aan idiin ku hayno waxaa ka mid ah: Maxay ku kala duwan yihiin dadyowga Soomaalida iyo Canfarta, Qeyb kale oo ku saabsan wareysi aanu la yeelanay Abwaan Ilko Jiir, iyo qodobo kale.

Barnaamijka waxaa soo diyaariyay wariyaha VOA-da ee Qaaradda Yurub, Cabdisalaam Hareeri.

XS
SM
MD
LG