Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Caweyska Washington: Fannaan Gaadaco


Caweyska Washington: Fannaan Gaadaco
Caweyska Washington: Fannaan Gaadaco

Barnaamijkan waxaad ku maqli doontaan nin ku nool cirifka adduunka ee Canada iyo wareysi Cabdirisaaq Gaadaco iyo qodobo kale.

Qodobada aad ku maqli doontaan barnaamijka Caweyska Washington waxaa ka mid ah: wareysku ku saabsan nin Soomaali ah oo ku nool dhul aad u qabow oo ku yaalla cirifka adduunyada kaasoo ka tirsan dalka Canada iyo Fannaanka weyn ee Soomaaliyeed Cabdirisaaq Gaadaco.

Waxaad kaloo ku dhageysan doontaan barnaamijkan Caweyska Washington, heeso iyo qodobo kale.

Cabdisalam Ibraahim Hareeri ayaa barnaamijkan inoogu soo diyaariyay magaalada London.

XS
SM
MD
LG